Dayuurad gaar ah oo ciidamo ka tirsan Danab ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb

Magaaladda Dhuusamareeb waxaa maanta ka degtay dayuurad gaar ah oo Muqdisho ka qaaday 60 askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa Gor-Gor ee ka tirsan Ciidanka Danab. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada la geeyay Dhuusamareeb la dajiyay xerada qeybta 21-aad, halka kuwii horay ugu sugnaa laga saaray. Ciidankan laga saaray xerada ee lagu … Continue reading Dayuurad gaar ah oo ciidamo ka tirsan Danab ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb